DAAWO: Wararkii Ugu Danbeyay ee Syria & Jawaab ay Bixiyen Dowladaha Awooda leh Qaar kamid ah

Spread the love

Duqeymihii ay dalka Suuriye ka gesten Dowladaha Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa sababay jawaaba kala duwan taas oo aad modid iney ku kala aragti duwan yihiin dowladaha caalamka iyado duqeymaha ayaa lala beegsaday, xarun dhinaca cilmibaarista Seyniska.

Share This Post